Wasiirka Difaaca Kenya Aada Barre Ducaale ayaa ku nuuxnuuxsaday in Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) iyo kooxaha kale ee ammaanka ay la tacaali doonaan dhaqdhaqaaqyada la xiriira argagixisanimada si loo xaqiijiyo in dhulka Kenya uu ahaado mid ammaan ah.
Waxa uu xusay in aan la ogolaan doonin in ay ku dhiiradaan falalka Argagixiso ee ka dhaca dhulka Kenya, isaga oo sicad u sheegay inay Al-Shabaab kula dagaalami doonaan Gudaha Soomaaliya.
0 Comments